24.9 C
Mogadishu
Wednesday, July 6, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

Muraayadda

Sirta ku jirto in oohinta ay u wanaagsan tahay ganacsigaaga

Gabar maamusha ganacsi ay iyada aasaasatay oo guul gaaray, Tina Chen, ayaa sharaxday sida ay dareentay in iyadoo keligeed ah oo joogta dal ay...

Xaqiiqooyin cajiib ah oo ku saabsan qalbiga (wadnaha)

Qalbiga ama wadnaha wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan jirkaaga, haddii uu shaqada joojiyana ay naftaada halis galeyso ama aad islamarkiiba dhiman kartid. Inkastoo...

Arrimahan haddii aad isku aragto – waad hadal badan tahay

Mar haddii aad dareemto in aad hadal badan tahay, ogow waxaad ogaatay in wax badan aad sheegeyso, haddana aadan wax qiimo leh soo kordhineyn. Hadalaka...

Arrimaha muujinaya in carruurta hadalka badan ay guul gaarayaan

Carruurta hadalka badan, waxay mararka qaar ka careysiiyaan waalidiinta ama dadka xanaaneeya, balse waa in aad ogaato in faa’idooyiinna ay leedahay arrintaas. Rabitaanka ah in...

Faa’iidooyiinka aad heleyso haddii ukun aad ku quraacato

Ukunta iyo digaagta middee hor dalatay? Waa arrin aad marar badan maqashay, balse weli jawaab sax looma hayo. Balse waxaan ognahay in sababo badan...

6 qaab oo fudud oo ilkahaaga aad ku dhalaalin karto

Waxaa jiro alaab badan oo aad kala xulan karto, si ilkahaaga ay u noqdaan kuwa dhalaalaya oo aad u cad. Si kastaba, badankooda waxaa...

Isbedelka shaqsiyadda maxaa keeno? – Aqoon kororsi

Shaqsiyaddaada ma isbedeli kartaa? Shaqsiyaddaada way isbedeli kartaa inta aad nooshahay. In shaqsiyadda iyo dareenka ay sabeeyaa waa arrin iska caadi ah. Balse mararka qaar, isbedelkaas...

Xoojinta Xusuusta: Si fudud waxkasta ma u ilawdaa? Tijaabi 4 qaab

Marka ay qof ka lunto xusuusta, waxay dadka la xiriirinayaa da’da. Balse cilmi-baarisyo ayaa muujinaya in xusuus la’aanta ayba ku badan tahay dhallinyarada. Arrimo dhowr...

Faa’iidada toonta ay u leedahay is caateynta iyo quruxda jidhka

Toonta waxay u muuqataa waxyar balse waxay leedahay faa’idooyiin aan la soo koobi Karin oo iscaateynta ay ka mid tahay. Caafimaadkeeda wuxuu si wayn uga...

Isbeddellada wanaagsan ee jacaylka uu jirkaaga ku sameeyo

Jacaylka waa waxa qof walba uu jecelyahay in uu mar uun dareemo, qof walbana waxaa uu rajeeyaa in uu ku noolado nolol jacayl iyo...

Latest news

- Advertisement -spot_img