26.9 C
Mogadishu
Saturday, December 3, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

Muraayadda

Maxay tahay sababta ay dumarku uga hor duqoobaan ragga?

Qarsoodi ma aha in haweenku ay badanaa da’du durba ka muuqato marka loo eego ragga. Daraasado aad u badan ayay cilmi baareyaasha ku raadiyeen sababta ay...

10 arrimood oo cajiib ah oo laga faa’iido soonka bisha Ramadan

Muslimiinta caalamka oo dhan waxay maalmaha soo socda billaabi doonaan soonka bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa waajid diini ah oo laga doonayo qof kastoo...

Farqiga u dhexeeyo Kibirka iyo Kalsoonida

Dadka qaar waxaa laga yaabaa inay is leeyihiin maxaa iska galay kibir iyo kalsooni; balse ma jiro qof isku kalsoon oo aan lagu eedaynin...

Ka fogow 10-kan cunto, haddii aad ka baqeyso xanuunka sokorta/macaanka

Mid ka mid ah arrimaha ugu muhiimsan waa in aad cunto wanaagsan oo caafimaad leh aad cunto, haddii aad qabto sokor ama aad ka...

Weligaa maka naxday wax wanaagsan oo laguu sheegay?

Marka aad bartamaha uga jirto xaalad cakiran ama dhib badan, haddaba in aad waxyar dhoola-cadeyso waa farsamada ugu wanaagsan ee dhibka aad isku dhaafin...

Xeeladaha la isaga ilaaliyo tuugada

Dunida waxaa ka dhaca malaayiin fal oo tuugo ay dad ku dhacaan ama guryahooda ku jabsadaan, kuwanina waa xeelado kaa caawin kara inaad iska...

Noocyada wadna-xanuunka iyo arrimaha sababa

Wadna-xanuunka wuxuu noqday cudurka ay u dhimanayaan dadka ugu badan ee dalal ka mid ah caalamka, sida Mareykanka, waa sida ay shaacisay hay’adda Xakameynta...

8 arrimood oo ku dhaca gabdhaha xirta kabaha dhaadheer

Marka aad xirato kabo ciribtoodu dheer tahay waxaad u muuqaneysaa haweeney dheer oo qurux badan, laakiin ma ogtahay dhibaatooyinka ku hoos duugan? Ha illoobin in...

Qeylada ama buuqa waxay u daran yihiin caafimaadka maskaxda

Guuxa gawaarida, diyaaradaha, iyo xitaa dhawaqa telefoonnada iyo wixii la mid ah, waxaa lala xiriiriyay dhibaato caafimaad oo saameyn xun leh. Hadda, seynisyahanno ayaa billaabay...

Dabeecad haweenka faraxsan ay leeyihiin

Markasta oo da’daada ay sii waynaato, waxaa kuu fududaaneysa in aad fahamto waxa aad sameyneyso iyo waxa aad ka fogaaneyso si aysan niyadda kaaga...

Latest news

- Advertisement -spot_img