24.4 C
Mogadishu
Monday, August 15, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

muraayad

7 cunto oo sabab u noqon kara wadne-xanuunka loo dhinto

Ma dooneysaa in wadnahaaga iyo halbowleyaasha ku xiran ay caafimaad ahaan wanaagsanaadaan? Haddaba cuntooyiinkaan ka fogow, yaysanna ka mid noqonin waxa aad maalin kasta...

Sida aad uga hortagi karto inuu kugu dhaco cudurka Sokorowga

Nooca loo yaqaanno type 2 ee cudurka sokorta ayaa ah kan ugu badan ee ku dhaca dadka, malaayiin qof oo ku nool caalamka ayaana...

Cuntooyiinka halista ku ah Kelyaha haddana aan laga maarmin

Kalyahaagu waa warshad wax sifeysa waxayna wasakhda ka saaraan jirka.  Iyaga la’aantood dhiiggaaga waxaa ka buuxi lahaa sunta ka dhalata raashinka ku baddalmay caloosha gudaheeda,...

Faa’iido ma leedahay xanta goobta shaqada?

Xanta goobta shaqada waa mid ceeb iyo weji-gabax ah. Balse, cilmi-baaris ayaa muujineyso in ay jiraan waxyaabo laga faa’ido in xan ama sheeko gaaban...

8 Faa’iido oo cajiib ah oo cambaha laga helo – boqorka khudaarta

Cambaha waxaa markii ugu horeysay la bartay 25-30 milyan oo sano ka hor. Waxaa lagu arkay dhulka hadda ay ku yaallaan dalalka Bangladesh iyo...

4 arrimood oo muhiim kuu ah inta ay socoto bisha Ramadaan

Bisha barakeysan ee Ramadan ayaa la filayaa in ay billaabato, waxaana Alle ka baryeynaa inuu nabad nagu gaarsiiyo kheyrkeedana na waafajiyo. Sida aan wada ognahay,...

Talo muhiim ah oo ku socota muslimiinta Ramadaanka bilaabaya

Maalinta Talaadada ah ee bari ayaa la rajeynayaa inay bilaabato bisha barakeysan ee Ramadan haddii bisha la arko caawa. Sheekh Mufti Menk oo ka mid...

Faa’iidada ay saliidda qumbaha u leedahay ilkaha

Saliidda qumbaha waxay dowaanahan dunida ka noqotay mid qiimo leh, waxaana loo adeegsadaa sababa wanaagsan. Waxaa lala xiriiriyay arrimo caafimaad oo dhowr ah, sida is...

Huurada ilkaha dhexdooda gasha iyo sida loo bixiyo

Ilkaha uu midabkooda isbedelo waxaa sababo arrimo badan, waxaana ka mid ah biyaha, cuntada, nadaafadda afka iyo dawooyiin. Wasakhda waxay badanaa gashaa ilkaha dhexdooda ama...

5 arrimood oo sababa in dadka quruxda badan ay guurka ka daahaan

Quruxda dhanka jirka waxyaabo badan oo marin habaabin ah ayay noo keentaa, kuwaasoo dhibaato weyn noqon kara. Qof kasta oo qurux badan wuxuu aaminsan yahay...

Latest news

- Advertisement -spot_img