24.5 C
Mogadishu
Thursday, July 14, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

maskaxfur

Caqliga laga doonayo qofka hoggaamiyaha noqonaya

Qofka marka uu xil sare qabto, waxaa muhiim ah in uu fahmo waxa ugu way nee doorka shaqadaas ay tahay. Dadka qaar waxay u...

Ka ganacsiga dahabka – Talooyiin muhiim ah

Dahabka wuxuu kumannan sano astaan u ahaa dhaqaalaha iyo taajirnimada. Dhowaanahan way adag tahay in qof uu lahaado dahab badan, taas ayaana ka dhigtay...

Kuleylka dawo ma u yahay xanuunada ku dhaca maskaxda?

Dadka qaba xanuunnada ka dhasha walwalka ayay tiradoodu aad usii badaneysaa. Cilmi baareyaal billaabay daraasad cusub ayaa sheegay in ku qabeysashada biyo diirran laga yaabo...

Xaaladaha sababa hilmaamka badan (iyo xalka)

Inta badan wax ma hilmaamtaa, oo ma is weydiineysay sababta iyo sida aad xal ku heli karto? Sidoo kale mararka qaar maku dhibaatootaa inaad wax...

Arrimahan waligaa haku samaynin Baraha Bulshada

Baraha bulshadu waa shay siyaabo kala duwan oo badan loo adeegsan karo loona adeegsado Dafka qaar waxay kula wadaagaan bulshada fikirada u gaarka ah...

Haddii astaamood aad isku aragto, qofna ha u shaqeynin

Qof kasta looguma talagalin in uu ka shaqeeyo howlaha caadiga iska ah. Sidoo kale, qof kasta ma noqon karo ganacsade wanaagsan. Haddii aad leedahay awoodda...

Sida qeybta hurda ee maskaxda ay u maamulaan ficilladeena

Farriimaha miyir-qabka iyo duufaanta maskaxda waxay nagu hagaan in aan aaminno in fikradeheena galaangal lagu yeelan karo innagoo aan ogeyn, balse intey gaarsiisan tahay...

Wax ka baro shaqooyinka ay qabato maskaxda iyo sida ay u kala qeybsan yihiin

Maskaxda waxay u kala qeybsan tahay qeybo kala duwan oo qabta shaqooyiin kala gedisan. Qeybahaas waxay kala yihiin ama lagu kala magacaabaa farqaha. Waxay kala...

Shan qaab oo kibirka aad uga fogaan karto

Qof kasta waxaa ku jiro kibir haba yaraadee, waxaana sabab u ah tamarta nagu jirto. Sida caadiga ah, isla-weyninka wuxuu sababaa in qofka uu isu...

Arrimahan waxay xoojiyaan caqliga carruurta – Kuwanna ka ilaali

Khubarada ku xeel dheer cilmi nafsiga waxay sheegeen in waxyaabaha lagu soo maro carruurnimada ay saameyn ku yeeshaan qofka marka uu weynaado.  Cunug waxla sida...

Latest news

- Advertisement -spot_img