30.9 C
Mogadishu
Saturday, December 3, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

hoyga-nolosha

7 arrimood oo aan hilmaamno inaan uga mahad celinno hooyo

Waligaa maku fikirtay in aad hooyo uga mahad celiso arrimaha ay kuu sameysay oo qof kale uusan sameyn kari lahayn? Hooyooyinka waxay carruurtooda garab taagnaadaan...

11-kan dabeecad waa in aad hadda iska joojisaa

In aad noqoto qof leh dabeecado ama dhaqamo wanaagsan oo joogto ah oo sidoo kale awood ku siiya, waa waxa ugu wanaagsan ee maalintaada. Sidoo...

10 arrimood oo sababa dhabar xanuunka

Xarunta dhakhaatiirta Mareykan waxay sheegtay in dhabar-xanuunka uu yahay mid ka mid ah xanuunada ugu badan ee dadka ay u tagaan isbitaallada. Sidoo kale waxay...

Maxay sare ugu kaceysaa tirada dadka xasaasiyadda ka qaada cuntada?

Xasaasiyadda cuntada waxaa suuragal ah in halis wayn ay yeelato, mararka qaarna waa loo dhintaa – haddana dadka qaba ayaa sii badanaya daafaha caalamka...

8 arrimood oo ku dhaca gabdhaha kabaha dhaadheer xirta

https://www.youtube.com/watch?v=1unrQkz5Qd4&t=17s Marka aad xirato kabo ciribtoodu dheer tahay waxaad u muuqaneysaa haweeney dheer oo qurux badan, laakiin ma ogtahay dhibaatooyinka ku hoos duugan? Ha illoobin in...

Maxaa sababa in cidiyaha ay bololaan oo xanuunkan uu ku dhaco?

Cambaarta ama bololka cidiyaha gala waa xaalad iska dabiici ah. Waxaa badanaa la arkaa wax cad ama jaallo ah oo ka soo baxa cidiyaha,...

Caajiska iyo daalka subixii maxaa sababa? – Waa seddaxdan arrimood

Dunida waxay ku socotaa si xawaare dheereeya ah. Waxkasta si degdeg ah ayey isu bedelayaan. Haddii aad dareemeyso in markasta aad daalan tahay oo...

Cilmi-baaris lagu ogaaday afar shaqsiyadood – Adiga midkee tahay?

Dadka way jecel yihiin in ay wax badan ka ogaadaan shaqsiyaddooda iyo waxa uu cilmu-nafsiga ka dhahay, balse illaa dhowaan ma kala caddeyn noocyada...

12-ka dabeecad ee dadka wanaagsan – Adiga ma ku jirtaa?

Dabeecaddaada iyo shaqsiyadaada waxaa lagu qeexaa sida aad wax u sameyso ama arrin u wajahdo. Lama eego waxa aad sheegto. Dadka wanaagsan waxay leeyihiin shaqsiyad...

Latest news

- Advertisement -spot_img