24.5 C
Mogadishu
Saturday, September 24, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

hoyga-nolosha

6 qaab oo fudud oo ilkahaaga aad uga dhigi karto caddaan aad ah

Waxaa jiro alaab badan oo aad kala xulan karto, si ilkahaaga ay u noqdaan kuwa dhalaalaya oo aad u cad. Si kastaba, badankooda waxaa...

In qol qabow la seexdo waxay leedahay faa’iidooyinkan

Waxaa laga yaabaa in aadan garaneynin faa'iidooyinka ku jira inaad habeenkii seexato qol qabow. Laakiin xusuusnow waxaa jira arrimo badan oo u qalma inaad ogaato. Haddaba...

9 arrimood oo kuu fududeynaya in dadka ay si wanaagsan kugula dhaqmaan

Haddii aad dooneyso in aad ogaato sida dadka ay kuula dhaqmayaan, sida ugu wanaagsan waa in aad naftaada u diyaariso oo adiga aad si...

Cuntooyinka la cuno iyo kuwa laga fogaado xilliga afurka iyo suxuurta

Waxa aad cuneyso ama iska deyneyso inta lagu jiro bisha Ramadan, waxay saameyn wayn ku yeelanayaan awooddaada iyo sida aad gaajada ugu adkeysaneyso. Marka aad...

10 cunto ee u wanaagsan is caateynta iyo caafimaadka

Is caateynta waxay noqotay arrin aad u dhib badan oo dadka qaar ay rafaad iyo daal kala kulmaan. Sababtoo ah waxay aadaan jiim ama...

9 faa’iido oo cajiib ah oo laga helo cunidda huruudda

Waa suuragal in aad garaneyso huruudda iyo waxa loo adeegsado. Waxaana macquul ah in ay kula tahay in dumarka oo keli ah ay wejiga...

8 talo oo ku saabsan Cuntooyiinka caafimaadka leh af-furo soonka

In la cuno raashiin isu dheellitiran waxay aad ugu wanaagsan tahay awooddaada beri iyo caafimaadka caloosha iyo jirka intiisa kale. Maadaama afurka yahay wax aad...

Faa’idooyiinka caafimaad ee timirtu leedahay xilliga Ramadaan

Diinteenna Islaamka waxay inagu baraarujisay in timir lagu afuro – waana sida Nabigeenna SCW uu inoo sheegay. Xilligan casriga ah waxaa la caddeeyay in timirta...

10 arrimood oo cajiib ah oo laga faa’iido soonka bisha Ramadan

Muslimiinta caalamka oo dhan waxay maalmaha soo socda billaabi doonaan soonka bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa waajid diini ah oo laga doonayo qof kastoo...

8-dan jimicsi samee ka hor int aadan seexan habeenkii

Waxaa hurdada dabiiciga ka mid ah cabdidda shaaha laga kariyay dhirta dawada ah ee maskaxda u wanaagsan iyo jimicsi kooban. Arrintan waxay kaa caawineysaa...

Latest news

- Advertisement -spot_img