26.3 C
Mogadishu
Monday, December 5, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

hoyga-nolosha

3 shay oo ka maqan noloshaada iyo sababta ay muhiim ugu yihiin guusha

In aad guul gaarto oo noloshaadana ay hormarto waxaa laga saadaaliyaa dhaqamadaada maalinlaha ah. Haddaba, waxa aad sameyneyso waxay kuu horseedayaa guul ama guul...

8 Faa’iido oo cajiib ah oo cambaha laga helo – boqorka khudaarta

Cambaha waxaa markii ugu horeysay la bartay 25-30 milyan oo sano ka hor. Waxaa lagu arkay dhulka hadda ay ku yaallaan dalalka Bangladesh iyo...

Ficilladan 6-da ah waxay maalin kasta kordhinayaan farxaddaada 

Farxadda way kala duwan tahay, mararka qaarna waxay noqon kartaa shucuur iska kooban ama dhibaato-wanaagsan oo nagu qasbeysa in aad eegno dhanka fiican ee...

Sababahan haddii aad la timaaddo Alle wuxuu kuu waasicinayaa nolosha – Sheekh Shibli

https://youtu.be/8Bw806GgfKg Sheekh Maxamuud Shibli ayaa jeediyay muxaadaro uu kaga hadlay arrimaha asbaabta u ah in Alle uu kuu waasiciyo risqiga. Sheekha wuxuu yiri: “Qofka marka uu...

Ka fogow 10-kan qof ee sumeysan

Dadka xun ee dabeecadaha qallafsan leh ma ogola talo iyo wax kasta oo macquul ah. Qaarkood maba oga saameynta xun ee ay ku leeyihiin...

Ka feejignow! 14-kan dawo waxay yeelan karaan saameyn ba’an 

Weligaa ha isticmaalin dawo uusan dhakhtar kuu qorin ama aadan kala tashanin. In aad dawo iska isticmaasho waxay kuu geysan kartaa dhibaato xun. Sidoo kale,...

5 digniin oo muujinaya in aad caano badan cabtay

Caanaha waa kuwa laga helo guri kasta oo ku yaalla dunida. Waxaa la siistaa carruurta, dadka waa waynna way cabaan. Waxaad welugaa maqleysay faa’idooyiinka badan...

10-kan cunto ka fogow haddii aad ka baqeyso xanuunka sokorta/macaanka

Mid ka mid ah arrimaha ugu muhiimsan waa in aad cunto wanaagsan oo caafimaad leh aad cunto, haddii aad qabto sokor ama aad ka...

10-ka talo ee ugu wanaagsan: Dabeecadda iyo xirfadda bulshada

Abaalmarin iyo mahdin   Marka carruurta ay wax wanaagsan sameeyaan, in aad ka abaalmariso kuna amaanto way fiican tahay. Waxay xoojineysaa dabeecadda iyo xirfadaha...

13 talo: Carruurta ku dhiirageli dabeecadahan iyo dhaqamadan wanaagsan

Carruurta si degdeg ah ayey ku bartaan sida wanaagsan ee loo dhaqmo, marka wax wanaagsan loo sheego. Balse waa in ay joogto ahaataa, adigana...

Latest news

- Advertisement -spot_img