Marka qof uu ku dhaco kansarka beerka, wuxuu u baahanayaa cuntooyiin isu dheellitiran oo u wanaagsan caafimaadka. Raashiinka caawiya caafimaadka guud ayaa lagu dhiiragelinayaa...
Ma dooneysaa in wadnahaaga iyo halbowleyaasha ku xiran ay caafimaad ahaan wanaagsanaadaan? Haddaba cuntooyiinkaan ka fogow, yaysanna ka mid noqonin waxa aad maalin kasta...
In aad guul gaarto oo noloshaadana ay hormarto waxaa laga saadaaliyaa dhaqamadaada maalinlaha ah. Haddaba, waxa aad sameyneyso waxay kuu horseedayaa guul ama guul...
Dhammaanteen waan ka war qabnaa in toontu ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo waxtar weyn u leh jirkeenna.
Tusaale ahaan waxay dishaa gooryaanka, wasakhda ayey...
Dad badan waxay la tahay in ciidda la iska dabaaldego, sannadkiiba laba goor. Aroortii toos, qubeyso, duceyso, soo tuko labada rakacadood, quraaco, ka dibna...
Qarsoodi ma aha in haweenku ay badanaa da’du durba ka muuqato marka loo eego ragga.
Daraasado aad u badan ayay cilmi baareyaasha ku raadiyeen sababta ay...