25.1 C
Mogadishu
Saturday, July 2, 2022
- Advertisement -spot_img

TAG

Aragti-doon

Wejiyada badan ee beenta lagu qiimeeyo! Maxay kala yihiin sababta?

Dadka ugu badan marka ay been ka falcelinayaa waxay dhahaan ‘waa been cad’. Waxaa loola jeedaa in beenta ay tahay mid aan laga gaban. Nooc...

Ma isku kalsoontahay? Sida niyadjabka iyo kalsooni darada looga caafimaado

Dadka xasaasiyadda ka qaba hadallada ama kuwa xir-xiran ee aan hadalka badnayn, waxay ku dhacaan shirqool kasta oo loo dhigo. Waxaa jiro dad aamusan, oo...

5 aragti oo ku saabsan jaceylka – sirta cilmu-nafsiga

Muxuu dadka u galaa jaceyl? Muxuu jaceylka qaar u raagaa midna dhaqso u baaba’aa? Dhakhaatiirta Cilmu-nafsiga iyo baareyaal ayaa soo jeediyay dhowr aragti oo...

12 dabeecad oo uu leeyahay qofka deggan

Dadka deggan way ka farxad badan yihiin kuwa iska caadiga ah ama buuqa badan Maxay ka dhigan tahay in aad qof deggan tahay? Jawaabta yaysan...

Kansarka beerka ku dhaca iyo cuntooyiinka halista ku ah

Marka qof uu ku dhaco kansarka beerka, wuxuu u baahanayaa cuntooyiin isu dheellitiran oo u wanaagsan caafimaadka. Raashiinka caawiya caafimaadka guud ayaa lagu dhiiragelinayaa...

8 nooc oo shaah ah oo u wanaagsan maskaxda

Ma jeceshahay in Caleenta Cagaarka ah aad isku xoojiso marka aad soo toosto, ama in aad maskaxda ku dejisato koob shaah oo ah Chamomile,...

Wax ka ogow shanta dabeecad ee ugu waaweyn

Cilmi-baarisyo casrigan la socda oo lagu sameeyay arrimaha Cilmu-nafsiga, waxaa lagu ogaaday in shaqsiyadda lagu cabiro shan arrimood oo aasaas ah. Caddeymo arrimahan la xiriira...

9 astaamood oo muujinaya in maskaxda aad ka xanuunsan tahay

Xanuunada maskaxda la xiriira way ku soo badanayaan caalamka – walwalka illaa waalida – wax ka baro astaamaha muujinaya xanuunada dhimirka si aad u...

Awoodda ku jirto sirta garashada dareenka hoggaamineed

Caqliga ku saleysan garashada wanaagsan waxaa loo kala qaadi karaa illaa shan qeyb. Haddii arrimahaas aad si la taaban karo aad u adeegsato, waxaa...

Ma dooneysaa dabeecadahan ugu soo jiidashada badan?

Waxaa jira dabeecado lagu noqdo qof la jecel yahay, laakiin in la yeesho dabeecadahaas ma sahlana. Si kale haddaan u dhignana, waa wax uu qofka...

Latest news

- Advertisement -spot_img