31.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 18, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Muraayad

Faa’iido ma leedahay xanta goobta shaqada?

Xanta goobta shaqada waa mid ceeb iyo weji-gabax ah. Balse, cilmi-baaris ayaa muujineyso in ay jiraan waxyaabo laga faa’ido in xan ama sheeko gaaban...

Maxay tahay sababta ay dumarku uga hor duqoobaan ragga?

Qarsoodi ma aha in haweenku ay badanaa da’du durba ka muuqato marka loo eego ragga. Daraasado aad u badan ayay cilmi baareyaasha ku raadiyeen sababta ay...

8 Faa’iido oo cajiib ah oo cambaha laga helo – boqorka khudaarta

Cambaha waxaa markii ugu horeysay la bartay 25-30 milyan oo sano ka hor. Waxaa lagu arkay dhulka hadda ay ku yaallaan dalalka Bangladesh iyo...

4 arrimood oo muhiim kuu ah inta ay socoto bisha Ramadaan

Bisha barakeysan ee Ramadan ayaa la filayaa in ay billaabato, waxaana Alle ka baryeynaa inuu nabad nagu gaarsiiyo kheyrkeedana na waafajiyo. Sida aan wada ognahay,...

Talo muhiim ah oo ku socota muslimiinta Ramadaanka bilaabaya

Maalinta Talaadada ah ee bari ayaa la rajeynayaa inay bilaabato bisha barakeysan ee Ramadan haddii bisha la arko caawa. Sheekh Mufti Menk oo ka mid...

10 arrimood oo cajiib ah oo laga faa’iido soonka bisha Ramadan

Muslimiinta caalamka oo dhan waxay maalmaha soo socda billaabi doonaan soonka bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa waajid diini ah oo laga doonayo qof kastoo...

Faa’iidada ay saliidda qumbaha u leedahay ilkaha

Saliidda qumbaha waxay dowaanahan dunida ka noqotay mid qiimo leh, waxaana loo adeegsadaa sababa wanaagsan. Waxaa lala xiriiriyay arrimo caafimaad oo dhowr ah, sida is...

Huurada ilkaha dhexdooda gasha iyo sida loo bixiyo

Ilkaha uu midabkooda isbedelo waxaa sababo arrimo badan, waxaana ka mid ah biyaha, cuntada, nadaafadda afka iyo dawooyiin. Wasakhda waxay badanaa gashaa ilkaha dhexdooda ama...

5 arrimood oo sababa in dadka quruxda badan ay guurka ka daahaan

Quruxda dhanka jirka waxyaabo badan oo marin habaabin ah ayay noo keentaa, kuwaasoo dhibaato weyn noqon kara. Qof kasta oo qurux badan wuxuu aaminsan yahay...

Farqiga u dhexeeyo Kibirka iyo Kalsoonida

Dadka qaar waxaa laga yaabaa inay is leeyihiin maxaa iska galay kibir iyo kalsooni; balse ma jiro qof isku kalsoon oo aan lagu eedaynin...

Latest news

- Advertisement -spot_img