27 C
Mogadishu
Wednesday, May 18, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Iskumaan

Siyaasadda waxay leedahay dan joogto oo keliya!

Sida lagu barto cilmiga xiriirka caalamiga ah, ma jiro saaxiib ama cadow joogto ah, balse waxaa jiro dano joogto ah oo keli ah. Sidoo kale,...

Faa’idooyiinka caafimaad ee timirtu leedahay xilliga Ramadaan

Diinteenna Islaamka waxay inagu baraarujisay in timir lagu afuro – waana sida Nabigeenna SCW uu inoo sheegay. Xilligan casriga ah waxaa la caddeeyay in timirta...

4 arrimood oo muhiim kuu ah inta ay socoto bisha Ramadaan

Bisha barakeysan ee Ramadan ayaa la filayaa in ay billaabato, waxaana Alle ka baryeynaa inuu nabad nagu gaarsiiyo kheyrkeedana na waafajiyo. Sida aan wada ognahay,...

Talooyin qiimo badan oo diinta Islaamka aan ka baranay

Sadex qof ixtiraam 1. Macalinkaaga 2. Waalidkaaga 3. Dadka waawayn Sadex Sifo la'imow 1. Iimaan 2. Camal wanaagsan 3. Daacadnimo Sadex iska xoree 1. Dayn 2. Kibir 3. Khiyaano Sadex ka adkow 1. Carabkaaga 2. Xanaaqa 3. Naftaada Sadex iska...

Astaamaha lagu garto ninka gabdhaha ku ciyaara

Xiriirka jacaylka waa inuu noqdo mid labada dhinacba daacad ka yiiiin, calafkana si wadajir ah loo raadinayo. Laakiin ragga qaar, arrinta oo dhan waxay ka...

Mucjisooyiinka ay leedahay Toonta iyo faa’iidadeeda

Dhammaanteen waan ka war qabnaa in toontu ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo waxtar weyn u leh jirkeenna. Tusaale ahaan waxay dishaa gooryaanka, wasakhda ayey...

Arrimaha lagu garto ninka uu jacaylka dhab ka yahay

Labada qof ee is jecel mid walba waxa uu ku hammiyaa in jacaylka loo sheegtay ama loo muujinayo uu yahay mid run ah. Dhaqankeenna waxaa...

Naftaada ma aaminsan tahay? Qaabkan adeegso

Aragtida guud In aad is aaminto waxay keeni kartaa in dadka kale ay saaxiibbo wanaagsan kula noqdaan. Sidoo kale in aad dadka kale aaminto waxay...

Arrimahan haddii aad ku aragto meesha aad ka shaqeyso – go’aan qaado

Inta badan dadka way iskaga faraxsan yihiin shaqadooda xitaa haddii ay dhibaato ku qabaan. Sababtuna waxay tahay in ay ka baqayaan shaqo la’aanta. Balse waxaad...

Arrimaha lagu garto saaxiibka beenta ah

Kulligeen waan leenahay dad saaxiibbo noo dhow ah, balse ma kala garan karnaa midka dhabta ah iyo midka beenta ah? Dabcan waxay kala leeyihiin astaamo...

Latest news

- Advertisement -spot_img