25.2 C
Mogadishu
Saturday, July 2, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Aragti-doon

Haddii aadan arrimahan sameyn, faqriga kama bexeysid, lacag kasta oo aad haysato!

Wax ka baro sida aad u maareyn karto lacagtaada iyo wanaajinta caafimaadkaaga maskaxda – si aadan u faqiirin. Lacagta iyo caafimaadka maskaxda way xiriiraan. Haddii aad...

Noocyada cudurada dhimirka ee saameyn kara qof kasta

Cudurrada maskaxda waa arrin guud oo ka kooban xanuuno badan oo lagu garan karo astaamo lagu arko qofka oo saameeya fikirka, mala-awaalka, dareenka iyo...

Hoggaamiye noqo – waa haddii aad isku aragtay 10-kan arrimood ee wanaagsan

Sida lagu ogaaday cilmi-baaris uu sameeyay machadka OCCMundial, boqolkiiba 60 dadka xirfadaha leh waxay jecel yihiin in maamule ama hoggaamiye noqdaan. Sidoo kale waxay u...

8 Tayo oo looga baahan yahay hoggaamiyaha wanaagsan

Hoggaamiyaha wanaagsan wuxuu hagaa dadkiisa, wuu dhiirageliyaa wuxuuna u jeexaa dhabaha wanaagsan ee ay qaadi lahaayeen. Sidoo kale wuxuu ka saaraa cabsida, wuxuuna u sameeyaa...

Sidee milyaneer ku noqon kartaa adiga oo 30 sano jir ah

In aad taajir noqoto oo dhaqaale badan hesho waa sheeko aysan dadka jeclayn in ay ka hadlaan. Laakiin haddii lacagtaa aad ku heli karto...

Sida ugu fudud ee aad ku heli karto shaqada aad jeceshahay

Ka hadalka su’aal u dhiganta hal milyan oo dollar Sida lagu ogaaday cilmi-baaris, qiyaastii 70% dadka kuma faraxsana shaqada ay hayaan. Sababtoo ah kala bar...

Labadan shay ayaa fure u ah inaad nolosha ku guulaysato – Sheekh Mustafe

Adduunka waxaa ku nool dad aad u badan oo isugu jira kuwa guuleystay iyo kuwa guul dareystay marka dhanka nolosha laga hadlayo. Dadka waxaa ka...

3 talo oo nolosha uu ka bixiyay nin sii dhimanayay

Waxaa jira talooyin badan oo aad uga baahan tahay nolosha, marka aad dhalinyaro tahay ama aad tahay qof aan waayo aragnimo fiican heysanin. Halkan waxaan...

Iska ilaali shantan dabeecad haddii aad dooneyso bulsho la dhaqan wanaagsan

Qof kasta oo inaga mid ah wuxuu leeyahay qaab uu u eego ama u arko dunida. Si inoo gaar ah oo aan u fasirano...

Tallaabooyinka kuu horseedi kara guul degdeg ah oo dhanka nolosha ah

Xilligan casriga ah ee dunida, dadku waxay jecel yihiin degdegga iyo boobsiiska. Laga soo billaabo is caateynta illaa xawaaraha internetka iyo sida degdegga ah...

Latest news

- Advertisement -spot_img