27.1 C
Mogadishu
Wednesday, November 30, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Aragti-doon

5 qaab oo aad ku sameysan karto CV-ga ugu wanaagsan

Waxaa jiro farqi yar balse muhiim ah oo u dhexeeya dadka kala duwan ee codsada boosaska shaqo eek a bannaan shirkadaha ama hay’adaha. Sida aad...

Afarta midab ee beenta lagu qiimeeyo! Maxay tahay sababta?

Dadka ugu badan marka ay been ka falcelinayaa waxay dhahaan ‘waa been cad’. Waxaa loola jeedaa in beenta ay tahay mid aan laga gaban. Nooc...

Wax ka ogow shanta nacas ee dunida ka jirta!

Dadka waxay garanayaan hal nacas ama doqon oo keli ah, balse waxaa loo kala qeybiyaa afar nooc oo bulshada ka mid ah. Dhaqaatiirta cilmu-nafsiga ayaa...

8 talo oo la xiriira guusha ganacsiga wax ka ogow

Qaabka saxda ah ee ganacsiga uu u socdo waa arrinta ugu muhiimsan ee aad uga duwanaan karto caalamka. Waxaa ka mid ah in qorshe dheer...

Faa’idooyiinka caafimaad ee saliidda dufanka leh ee Omega-3

Waxyaabaha ka sameysan Omega-3 waxay muhiim u yihiin qaabka ay qeybo ka mid ah jidhka u shaqeynayaan. Waxaa ka mid ah: Xakameynta caabuqyada Xinjirada...

Sida bidaarta u gasho haweenka: Arrimaha ay tahay in aad ka ogaato

Maxay tahay bidaarta haweenka? Bidaarta dumarka gasho oo sidoo kale loo dhaqaatiirta ay u garanayaan androgenetic alopecia – waa qeyb ka mid ah timaha...

Magacyada boqorada maxaysan ugu jirin liiska dadka ugu taajirsan dunida?

Mar walba oo aan ka hadalno dadka ugu taajirsan caalamka magacyada durba maskaxdeenna kusoo dhaca waxaa ka mid ah Jeff Bezos iyo Bill Gates. Sida...

Sida fudud ee luqad kale aad ku baran karto

Barashada luqad qalaad waa muhiim mararka qaar, gaar ahaan qof kasta oo safar badan – ha aadi waxbarasho, ganacsi ama dano kale. In aad barato...

Sida war naxdin leh loogu sheego dadka kuu shaqeeya!

Micno ma lahan inta goor ee qof madax ka ah goob shaqo uu shaqada ka ceyriyay shaqaalihiisa, ama u diiday gunnada. In wada hadal...

U gaar ah dadka khuuriya: Talooyinkan qaado si aad u joojisid

Ma jiro qof jecel in uu khuuriyo, haddana ma aha wax dad badan ay xal u hayaan si ay khuurada u joojiyaan.  Mararka qaarkood qofka...

Latest news

- Advertisement -spot_img