26.9 C
Mogadishu
Thursday, June 30, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Aragti-doon

Shaqooyinka ugu mushaarka fiican ee sannadkan 2021

Sannadkan shaqooyiinka ugu wanaagsan waxaa ka mid ah Caafimaadka, Xogta teknolojiyadda, maamulka, maaliyadda, ijineerka iyo sharciga. Maxay tahay sababta ay dadka ku jira shaqooyiinka u...

Dabeecadahan wanaagsan ee Islaamka ma leedahay?

Sida aan ka baranay diinta Islaamka, qofka Muslimka ah waxaa laga doodanayaa in uu la yimaado dabeecado iyo dhaqamo wanaagsan iyo sameynta camal suuban. Waxaa...

Subixii cab mid ka mid ah cabitaannadan – si maalintaa u guuleysato

Talooyiinka nafaqo oo dhanka cabitaannada In aad wax caafimaad leh cabto waa mid ka mid ah faa’idooyiinka ugu wanaagsan ee caafimaadka. Khubarada waxay ku...

Xakameynta xanaaqaaga: Talooyin kaa caawinaya ka hortagga dabeecad-xumada

La soco dabeecddaada marka aad xanaaqsan tahay. Adeegso talooyiinka iyo Tabaha muhiimka ah ee xakameynta cadhada – adeegso weedha “aniga” – waa xakameynta dabeecadda...

11-kan arrimood haddii aad sameyso waad ka hormareysaa dadka kula midka ah!

Nolosha waa muddo kooban, waxaadna u baahan tahay in wakhtiga aad ka faa'ideysato. Ha noqonin dadka ku mashquulsan waxa aan dan u ahayn ama...

Shaqooyiinka Hay’adaha ee Soomaaliya ee la soo xayeysiiyay

Sida ay muujineyso barta shaqooyiinka laga raadiyo ee LinkedIn, shaqooyiinkan ayaa ah kuwa hadda ugu sarreeya ee dhulka Soomaalida. Human Resources & Administration Officer ...

14-ka shaqo ee dunida aadka looga raadinayo 2021 – LinkedIn

Xogta barta ay adeegsadaan dadka shaqa doonka ah waxaa lagu sheegay in shirkada waaweyn ay si aad ah u raadinayaan dadka ka shaqeeya xirfadahan...

Caajiska iyo daalka subixii maxaa sababa? – Waa seddaxdan arrimood

Dunida waxay ku socotaa si xawaare dheereeya ah. Waxkasta si degdeg ah ayey isu bedelayaan. Haddii aad dareemeyso in markasta aad daalan tahay oo...

Dardaaranka seddaxleyda ee diinta Islaamka ina siisay

Talooyin qiimo badan oo Nabi Muxammad ﷺ inooga tagay: Sadex qof ixtiraam Macalinkaaga Waalidkaaga Dadka waawayn Sadex Sifo la'imow Iimaan Camal wanaagsan Daacadnimo Sadex iska xoree Dayn ...

5 qaab oo aad ku sameysan karto CV-ga ugu wanaagsan

Waxaa jiro farqi yar balse muhiim ah oo u dhexeeya dadka kala duwan ee codsada boosaska shaqo eek a bannaan shirkadaha ama hay’adaha. Sida aad...

Latest news

- Advertisement -spot_img