24.8 C
Mogadishu
Tuesday, July 12, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Aragti-doon

9 qaab oo lacag aad ku heli karto adigoo iska jiifa

Marka aad sameysato shirkad ama ganacsi kuu gaar ah, adeegso mid ka mid ah sagaalkan arrimoo, adigoo iska sii wadanaya mashaariicdaada kale. Ka fikir sida...

Sababta qeylida ay ugu daran tahay caafimaadka wadnaha iyo maskaxda

Guuxa gawaarida, diyaaradaha, iyo xitaa dhawaqa telefoonnada iyo wixii la mid ah, waxaa lala xiriiriyay dhibaato caafimaad oo saameyn xun leh. Hadda, seynisyahanno ayaa billaabay...

10 arrimood oo “dadka hadalka badan” aysan weligood kuu sheegeynin

"Waxaan jeclaan lahaa in mararka qaar aan noqdo qof hadal badan, marna aan naco hadalka”. In aad noqoto qof furfuran oo bulshada ku dhex jira...

Lacag maxay tahay maxaase qiimaha u yeelay?

Sharaxadda guud: Lacag waa shay sida guud loo adeegsado bixin iyo iibsasho ama deen, waana dhaqaalaha uu ganacsi ku tiirsan yahay. Lacag waa kala bedelasho,...

Seddax qaab oo aad lacag badan ku shaqeysan karto inta aad dhallinyar tahay

Ma kula tahay in xilligan casriga ah ay dhib ku tahay dhallinyarada inay lacag badan shaqeystaan? Dhallinyarada way ku adag tahay in ay helaan shaqo,...

7-dan dabeecad haddii aad yeelato waxaad noqoneysaa taajir

Qofkasta wuxuu doonayaa in uu taajir noqdo, balse suuragal ma u ahan. Waxaa jiro dad badan oo haysta shaqooyiin fiican ee haddana aan ku...

5 arrimood oo u fiican caafimaadka indhahaaga

Ha u maleynin in indhahaagu ay yihiin kuwo sidooda iska ahaanaya oo aan kaaga baahneyn daryeel gaar ah. Fadlan raac talooyinkan si aad u xoojiso...

9-kan faa’iido ayaad ka heleysaa haddii ukun aad ku quraacato

Ukunta iyo digaagta middee hor dalatay? Waa arrin aad marar badan maqashay, balse weli jawaab sax looma hayo. Balse waxaan ognahay in sababo badan...

Cudurka kansarka iyo waxkasta oo aad u baahan tahay in aad ka ogaato

Sida guud Ereyga kansar wuxuu u taagan yahay cudurro badan oo ka dhasha in unugyada jidhka ee aan caadiga ahayn ay si degdeg ah isu...

10 cashar oo suuratu Luqmaan ku jira oo ay tahay in aad barato

Luqman (calayhi salam) waxaa Quraanka looga hadla si yar oo kooban oo aadna u xiiso badan. Wuxuu ahaa nin xikmad badan oo la dardaarmay...

Latest news

- Advertisement -spot_img