27.2 C
Mogadishu
Saturday, December 3, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Aragti-doon

Ma dooneysaa dabeecadahan ugu soo jiidashada badan?

Waxaa jira dabeecado lagu noqdo qof la jecel yahay, laakiin in la yeesho dabeecadahaas ma sahlana. Si kale haddaan u dhignana, waa wax uu qofka...

Xanuunkan maskaxda ku dhaca qofkii qaba ‘iska ilaali’

Borderline personality disorder Xanuunka ‘Borderline personality disorder’ waa xaalad maskaxda ku dhacda taas oo saameysa sida aad u fikireyso iyo qaabka aad u dareemeyso naftaada...

Arrimaha ka maqan noloshaada iyo sababta ay muhiim ugu yihiin guusha

In aad guul gaarto oo noloshaadana ay hormarto waxaa laga saadaaliyaa dhaqamadaada maalinlaha ah. Haddaba, waxa aad sameyneyso waxay kuu horseedayaa guul ama guul...

Dhaqamada lagu garto dadka gaara guulaha badan

Dhaqamada iyo dabeecadaha iyo arrimaha ku lifaaqan, waa kuwo aan la jili Karin balse si dabiici ah u yimaada. Inkastoo ay jiraan kuwa la...

3 arrimood oo ka maqan noloshaada iyo sababta ay muhiim ugu yihiin guusha

In aad guul gaarto oo noloshaadana ay hormarto waxaa laga saadaaliyaa dhaqamadaada maalinlaha ah. Haddaba, waxa aad sameyneyso waxay kuu horseedayaa guul ama guul...

Mucjisooyiinka ay leedahay Toonta iyo faa’iidadeeda

Dhammaanteen waan ka war qabnaa in toontu ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo waxtar weyn u leh jirkeenna. Tusaale ahaan waxay dishaa gooryaanka, wasakhda ayey...

Siyaasadda waxay leedahay dan joogto oo keliya!

Sida lagu barto cilmiga xiriirka caalamiga ah, ma jiro saaxiib ama cadow joogto ah, balse waxaa jiro dano joogto ah oo keli ah. Sidoo kale,...

Faa’iido ma leedahay xanta goobta shaqada?

Xanta goobta shaqada waa mid ceeb iyo weji-gabax ah. Balse, cilmi-baaris ayaa muujineyso in ay jiraan waxyaabo laga faa’ido in xan ama sheeko gaaban...

Arrimahan samee, si maalinta ciidda aad u dareemto farxad wayn

Dad badan waxay la tahay in ciidda la iska dabaaldego, sannadkiiba laba goor. Aroortii toos, qubeyso, duceyso, soo tuko labada rakacadood, quraaco, ka dibna...

Madax aan sidan u dhaqmeynin ma wanaagsana!!!

Qofka marka uu xil sare qabto, waxaa muhiim ah in uu fahmo waxa ugu way nee doorka shaqadaas ay tahay. Dadka qaar waxay u...

Latest news

- Advertisement -spot_img