26.8 C
Mogadishu
Wednesday, May 18, 2022
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Aragti-doon

Dhaqamada lagu garto dadka gaara guulaha badan

Dhaqamada iyo dabeecadaha iyo arrimaha ku lifaaqan, waa kuwo aan la jili Karin balse si dabiici ah u yimaada. Inkastoo ay jiraan kuwa la...

3 arrimood oo ka maqan noloshaada iyo sababta ay muhiim ugu yihiin guusha

In aad guul gaarto oo noloshaadana ay hormarto waxaa laga saadaaliyaa dhaqamadaada maalinlaha ah. Haddaba, waxa aad sameyneyso waxay kuu horseedayaa guul ama guul...

Mucjisooyiinka ay leedahay Toonta iyo faa’iidadeeda

Dhammaanteen waan ka war qabnaa in toontu ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo waxtar weyn u leh jirkeenna. Tusaale ahaan waxay dishaa gooryaanka, wasakhda ayey...

Siyaasadda waxay leedahay dan joogto oo keliya!

Sida lagu barto cilmiga xiriirka caalamiga ah, ma jiro saaxiib ama cadow joogto ah, balse waxaa jiro dano joogto ah oo keli ah. Sidoo kale,...

Faa’iido ma leedahay xanta goobta shaqada?

Xanta goobta shaqada waa mid ceeb iyo weji-gabax ah. Balse, cilmi-baaris ayaa muujineyso in ay jiraan waxyaabo laga faa’ido in xan ama sheeko gaaban...

Arrimahan samee, si maalinta ciidda aad u dareemto farxad wayn

Dad badan waxay la tahay in ciidda la iska dabaaldego, sannadkiiba laba goor. Aroortii toos, qubeyso, duceyso, soo tuko labada rakacadood, quraaco, ka dibna...

Madax aan sidan u dhaqmeynin ma wanaagsana!!!

Qofka marka uu xil sare qabto, waxaa muhiim ah in uu fahmo waxa ugu way nee doorka shaqadaas ay tahay. Dadka qaar waxay u...

Dhaqamada lagu garto dadka guulaha badan gaara

Dhaqamada iyo dabeecadaha iyo arrimaha ku lifaaqan, waa kuwo aan la jili Karin balse si dabiici ah u yimaada. Inkastoo ay jiraan kuwa la...

5 cunto oo kalyaha u daran balse aan laga maarmin

Kalyahaagu waa warshad wax sifeysa waxayna wasakhda ka saaraan jirka.  Iyaga la’aantood, dhiiggaaga waxaa ka buuxi lahaa sunta ka dhalata raashinka ku baddalmay caloosha gudaheeda,...

Faa’iidada caafimaad ee laga helo cunidda soorta

Inta badan guryaha qaaradda Afrika waa laga cunaa soorta – in kastoo dalkasta u garanayo magic u gaar ah. Soorta waxaa laga sameeyaa galleey...

Latest news

- Advertisement -spot_img