27.9 C
Mogadishu
Thursday, May 19, 2022
- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

Mohamed Ibrahim

190 POSTS
0 COMMENTS

5 arrimood oo sabab u ah inaad horumar gaari la’dahay

Waxaa laga yaabaa inaad sannado badan dadaal sameyneysay oo aad la yaabban tahay sababta aad wali u gaari la'dahay horumarka aad dooneysay. Waa sax in...

Ha shukaansanin 3 nooc oo ka mid ah dumarka

Rag iyo dumarba haasaawuhu waa mid ay ka wada fikiraan, qaybna ka ah baadi goobka muhiimka ah ee loogu jiro qofkii nolosha kula wadaagi...

7 arrimood oo lamaanaha u sahlaya in ay waligood wada joogaan

In nolol qoys la yagleelo ma aha wax sahlan, marka la eego caqabadaha idin soo wajihi kara iyo sida ay muhiimka u tahay in...

7 dhacdo oo muran dhaliyay oo ku saabsanaa jilayaashii 1990-meeyadii

Wax ka ogoow toddobo arrimood oo muran iyo xan badan ka dhasheen oo hareeyay jilayaashii Hindiya ee 1990-meeyadii. Dadka caanka ah hadda badankood bannaanka ayey...

Shantan arrimood kaligaa hakugu ekaadaan (cidna hala wadaagin)

Qof walba waxa uu leeyahay sur u qarsan oo uusan cidna la wadaagin. Waxay noqon kartaa sir adiga kugu saabsan ama qoyskaaga gaar u ah,...

Xayawaan nin Soomaali ah xaaskiisa ka furay!

Qiso ku dhacday nin Soomaali ah oo xaaskiisa uu ka furay xayawaan. Haddaba sidey ku dhacday? Waa qisadii ugu yaabka badneyd ee uu Maanfur.com uga...

9 Arrimood oo ninkii sameeya ay dumarka jeclaanayaan

Shukaansigu waa qeyb ka mid ah nolosha, qof walbana wuxuu baadigoob ugu jiraa ruuxii uu nolosha la wadaagi lahaa. Sida uu qabo dhaqankeenna suuban, ragga...

Faa’iidooyin ay ka mid tahay dhallinyaranimo oo laga helo Babaayga

Qarniyo badan ka hor ilaa hadda, seynisyahannada caafimaadka waxay isku raacsan yihiin in Babaayga uu yahay geed mucjiso ah oo faa'iidooyin cajiib ah laga...

3 qaab oo ay raggu isu baddalaan marka ay Aabbe noqdaan

Sida aan ognahay, dumarka waxaa ku imaada isbaddal dhinaca maskaxda iyo dhinaca jirkaba ah marka ay uur yeeshaan ama carruur dhalaan. Laakiin waxaa la ogaaday...

8 cabitaan oo caloosha lagu yareeyo

Dad badan waxay ka niyad jabsan yihiin waddooyinka loo maro iscaateynta, gaar ahaan gubitaanka culusta, maadaama ay u maleeyaan inay aad u adag tahay. Qormooyin...

Latest news

- Advertisement -spot_img