25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022
- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

Maanfur Media

419 POSTS
0 COMMENTS

Toddobo cunto oo u fiican awoodda caafimaadka maskaxda

Dhammaanteen waan ognahay faa’iidada ay leedahay cuntada nadiif ah ee cusub ee caafimaadka laga helo, jirkana bini-aadamkana u wanaagsan – balse ka warran maskaxda? Haddaba...

Ma khatar baa inay isguursadaan dadka ilmo adeerka ah?

Carruurta ay iska dhaleen dadka ilmo adeerka ah (ama ilmo abtiga ah) ee isguursada ma waxay halis weyn ugu jiraan cudurrada lagu dhasho ee...

Shan arrimood oo kuu fududeynaya in khudbad wanaagsan aad jeediso

Waxaan la joogay qof agaasime guud ah ah shirkad soo saarta qalabka casriga ah, kaas oo hoggaanka u hayay teknolojiyad saameyn ku leh nolosha...

Shan xaqiiqo oo ku saabsan Qurba-joogta Soomaalida ee daafaha dunida –

Soomaaliya waxaa ka taagnaa kala dambeyn la’aan iyo colaado muddadii lagu guda jiray dagaallada sokeeye.  Sidoo kale bulshada ku nool dalka waxay la kulmayeen deganaan...

7 hadiyad oo madaxda ay siin karaan dadkooda

Sannado badan, dadka waxay isa siinayeen hadiyado, waxaana mararka qaar la qabtaa xaflado la isku dhaafsanayay waxyaabo kala duwan.Dad badan arrintan uma ahan oo...

Shan goor oo la isku deyay in kafeega la mamnuuco

Cabitaanka kafeega ayaa Makah laga mamnuucay sannadkii 1511 ee milaadiga. Waxaa la aaminsanaa in uu sababo fikir khaldan iyo sarqaan iyo hurdo la’aan. 1. Mekah Cabitaanka...

Seynisyahanno ogaaday sababta “walwalka uu cirro u sababo”

Seynisyahanno ayaa sheegay in ay suuragal tahay in la helay sababta uu walwalka u sababo cirro ama timaha cad. Sidoo kale waxay sheegeen in...

6 xirfadood oo aad u baahan tahay in aad yeelato si aad hoggaamiye u noqoto

“u tababaro oo tababaro isuna diyaari.” Sida la wada ogyahay arrintan waa talo wanaagsan, waa haddii aad dooneyso in aad noqoto qof wax soo...

Si aad ugu guuleysato imtaxaannada shaqo-doon, waa in aad dabeecadahaaga hagaajiso, soona tababarato

Waa suuragal in aad mar uun gashay imtaxaanka shaqadii aad ku hammineysay. Haddii aad tahay qofka ugu haboon shaqada, CV-gaagana uu ahaa mid la...

Latest news

- Advertisement -spot_img