24.6 C
Mogadishu
Sunday, July 3, 2022
- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

Maanfur Media

419 POSTS
0 COMMENTS

11 qaab oo dadka guuleysta ula dhaqmaan kuwa ay neceb yihiin

Waa lagama maarmaan in aad la shaqeyso ama wax aad wadaagtaan dad aadan ku raacsanayn aragtida ay qabaan. Waxaa jiro kuwo aad la sii shaqeyn...

Toddobada dabeecad ee dhammaan haweenka faraxsan ay leeyihiin

Markasta oo da’daada ay sii waynaato, waxaa kuu fududaaneysa in aad fahamto waxa aad sameyneyso iyo waxa aad ka fogaaneyso si aysan niyadda kaaga...

Toddobo cashir: Arrimahan waxay bedelayaan sida aad u aragto hoggaaminta

Mid ka mid ah arrimaha cajiibka ah ee hoggaamiyeyaasha wanaagsan ay sameeyaan waa sida ar markasta u raadiyaan xikmadda iyo aragtida wanaagsan. Kama daalaan raadinta...

Ka hortagga bidaarta: Sidee ku heli kartaa 7-da cunto ee timaha u fiican

Uma maleyneysid ee bidaar way ku geli rabtaa, hadaba iska gaar! Sida laga soo xigtay dhakhtar ku taqasusay dib u soo celinta timaha ka biibay...

Sida ugu fudud ee aad ku heli karto shaqada aad jeceshahay

Ka hadalka su’aal u dhiganta hal milyan oo dollar Sida lagu ogaaday cilmi-baaris, qiyaastii 70% dadka kuma faraxsana shaqada ay hayaan. Sababtoo ah kala bar...

Shaqooyinka ay qabato maskaxda iyo sida ay u kala qeybsan tahay

Maskaxda waxay u kala qeybsan tahay qeybo kala duwan oo qabta shaqooyiin kala gedisan. Qeybahaas waxay kala yihiin ama lagu kala magacaabaa farqaha. Waxay kala...

Xanuun dhimirka ah ayuu qabaa mid ka mid ah 5-tii qof ee ku nool goob dagaal

Qiyaastii 22% boqolkiiba dadka ku nool goobaha dagaallada waxay la xanuunsan yihiin dhibaato dhanka dhimirka ama maskaxda ah, sida lagu sheegay cilmi baaris cusub. Xaaladaha...

Labadan shay ayaa fure u ah inaad nolosha ku guulaysato – Sheekh Mustafe

Adduunka waxaa ku nool dad aad u badan oo isugu jira kuwa guuleystay iyo kuwa guul dareystay marka dhanka nolosha laga hadlayo. Dadka waxaa ka...

Talooyin kaa caawinaya in si degdeg ah aad wax u xifdiso

Haddii dad badan xitaa aad weydiiso sida casharada iyo waxyaabaha kale loo xifdiyo, waxay kuu sheegayaan in muhiimadda ay tahay ku celcelin. Balse, dadka leh...

5 calaamadood oo lagu garto qofka sida xun u fakara markasta

Waxaad sheegtaa wixii ay kula tahay adigoo aan xaqiiqada eegin; Wax kasta waxaad ka eegtaa inta xun; haddana waad ku sii indha adag tahay...

Latest news

- Advertisement -spot_img