27.9 C
Mogadishu
Thursday, May 19, 2022
- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

Maanfur Media

404 POSTS
0 COMMENTS

5 cunto oo kalyaha u daran balse aan laga maarmin

Kalyahaagu waa warshad wax sifeysa waxayna wasakhda ka saaraan jirka.  Iyaga la’aantood, dhiiggaaga waxaa ka buuxi lahaa sunta ka dhalata raashinka ku baddalmay caloosha gudaheeda,...

Faa’iidada caafimaad ee laga helo cunidda soorta

Inta badan guryaha qaaradda Afrika waa laga cunaa soorta – in kastoo dalkasta u garanayo magic u gaar ah. Soorta waxaa laga sameeyaa galleey...

8 Faa’iido oo cajiib ah oo cambaha laga helo – boqorka khudaarta

Cambaha waxaa markii ugu horeysay la bartay 25-30 milyan oo sano ka hor. Waxaa lagu arkay dhulka hadda ay ku yaallaan dalalka Bangladesh iyo...

Faa’idooyiinka caafimaad ee timirtu leedahay xilliga Ramadaan

Diinteenna Islaamka waxay inagu baraarujisay in timir lagu afuro – waana sida Nabigeenna SCW uu inoo sheegay. Xilligan casriga ah waxaa la caddeeyay in timirta...

10 cunto ee u wanaagsan is caateynta iyo caafimaadka

Is caateynta waxay noqotay arrin aad u dhib badan oo dadka qaar ay rafaad iyo daal kala kulmaan. Sababtoo ah waxay aadaan jiim ama...

10 arrimood oo cajiib ah oo laga faa’iido soonka bisha Ramadan

Muslimiinta caalamka oo dhan waxay maalmaha soo socda billaabi doonaan soonka bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa waajid diini ah oo laga doonayo qof kastoo...

6 dagaal oo ay Muslimiinta ay galeen bil Ramadaan gudaheed

Waxaa jiray dagaallo jihaad ah oo ay Muslimiintu galeen iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaam. Qaar ka mid ah dagaalladaas waxay ahaayeen kuwii...

Dabeecadahan wanaagsan ee qofka Muslimka ah

Sida aan ka baranay diinta Islaamka, qofka Muslimka ah waxaa laga doodanayaa in uu la yimaado dabeecado iyo dhaqamo wanaagsan iyo sameynta camal suuban. Waxaa...

Ramadan: 8 talo oo ku saabsan Cuntooyiinka caafimaadka leh ee afurka

In la cuno raashiin isu dheellitiran waxay aad ugu wanaagsan tahay awooddaada beri iyo caafimaadka caloosha iyo jirka intiisa kale. Maadaama afurka yahay wax aad...

Ramadaan: Cuntooyinka ugu wanaagsan ee xilliga afurka iyo suxuurta

Waxa aad cuneyso ama iska deyneyso inta lagu jiro bisha Ramadan, waxay saameyn wayn ku yeelanayaan awooddaada iyo sida aad gaajada ugu adkeysaneyso. Marka aad...

Latest news

- Advertisement -spot_img