28.7 C
Mogadishu
Friday, May 20, 2022
- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

Maanfur Media

404 POSTS
0 COMMENTS

Dhaqamada lagu garto dadka gaara guulaha badan

Dhaqamada iyo dabeecadaha iyo arrimaha ku lifaaqan, waa kuwo aan la jili Karin balse si dabiici ah u yimaada. Inkastoo ay jiraan kuwa la...

3 arrimood oo ka maqan noloshaada iyo sababta ay muhiim ugu yihiin guusha

In aad guul gaarto oo noloshaadana ay hormarto waxaa laga saadaaliyaa dhaqamadaada maalinlaha ah. Haddaba, waxa aad sameyneyso waxay kuu horseedayaa guul ama guul...

Mucjisooyiinka ay leedahay Toonta iyo faa’iidadeeda

Dhammaanteen waan ka war qabnaa in toontu ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo waxtar weyn u leh jirkeenna. Tusaale ahaan waxay dishaa gooryaanka, wasakhda ayey...

Siyaasadda waxay leedahay dan joogto oo keliya!

Sida lagu barto cilmiga xiriirka caalamiga ah, ma jiro saaxiib ama cadow joogto ah, balse waxaa jiro dano joogto ah oo keli ah. Sidoo kale,...

Faa’iido ma leedahay xanta goobta shaqada?

Xanta goobta shaqada waa mid ceeb iyo weji-gabax ah. Balse, cilmi-baaris ayaa muujineyso in ay jiraan waxyaabo laga faa’ido in xan ama sheeko gaaban...

Arrimahan samee, si maalinta ciidda aad u dareemto farxad wayn

Dad badan waxay la tahay in ciidda la iska dabaaldego, sannadkiiba laba goor. Aroortii toos, qubeyso, duceyso, soo tuko labada rakacadood, quraaco, ka dibna...

Madax aan sidan u dhaqmeynin ma wanaagsana!!!

Qofka marka uu xil sare qabto, waxaa muhiim ah in uu fahmo waxa ugu way nee doorka shaqadaas ay tahay. Dadka qaar waxay u...

Dhaqamada lagu garto dadka guulaha badan gaara

Dhaqamada iyo dabeecadaha iyo arrimaha ku lifaaqan, waa kuwo aan la jili Karin balse si dabiici ah u yimaada. Inkastoo ay jiraan kuwa la...

Maxay tahay sababta ay dumarku uga hor duqoobaan ragga?

Qarsoodi ma aha in haweenku ay badanaa da’du durba ka muuqato marka loo eego ragga. Daraasado aad u badan ayay cilmi baareyaasha ku raadiyeen sababta ay...

7 qaab oo looga hor tago cudurrada wadnaha

Cudurrada sababa dhimashada ugu badan ee adduunka ka dhaca waxaa ugu horreeya wadne xanuunka, waxa uuna noqon karaa noocyo badan oo kala duwan. Si ka...

Latest news

- Advertisement -spot_img