Sadex qof ixtiraam
1. Macalinkaaga
2. Waalidkaaga
3. Dadka waawayn
Sadex Sifo la’imow
1. Iimaan
2. Camal wanaagsan
3. Daacadnimo
Sadex iska xoree
1. Dayn
2. Kibir
3. Khiyaano
Sadex ka adkow
1. Carabkaaga
2. Xanaaqa
3. Naftaada
Sadex iska ilaali
1. Xanta
2. Dambiga
3. Masayrka ( Quudhiwaanimada)
Sadex raadi
1. Cilmiga
2. Akhlaaqda wanaagsan
3. Alle ka cabsi
Sadex nadiifi
1. Dharkaaga
2. Jidhkaaga
3. Fekerkaaga
Sadex xasuusnow
1. Dhimashada
2. Axsaanta ( Laguu sameeyay)
3. Waanada
Alow nagu barbaari jidka toosan dhamaanteen oo inaga reeb waxa xun Aaaaaamiiin