Talooyin qiimo badan oo Nabi Muxammad ﷺ inooga tagay:
Sadex qof ixtiraam
- Macalinkaaga
- Waalidkaaga
- Dadka waawayn
Sadex Sifo la’imow
- Iimaan
- Camal wanaagsan
- Daacadnimo
Sadex iska xoree
- Dayn
- Kibir
- Khiyaano
Sadex ka adkow
- Carabkaaga
- Xanaaqa
- Naftaada
Sadex iska ilaali
- Xanta
- Dambiga
- Masayrka (Quudhiwaanimada)
Sadex raadi
- Cilmiga
- Akhlaaqda wanaagsan
- Alle ka cabsi
Sadex nadiifi
- Dharkaaga
- Jidhkaaga
- Fekerkaaga
Sadex xasuusnow
- Dhimashada
- Axsaanka (Laguu sameeyay)
- Waanada
Alow nagu barbaari jidka toosan dhamaanteen oo inaga reeb waxa xun Aaaaaamiiin